Somali

CAP   Waa haayad ka madax banaan UNHCR,  Lakin dadka magan galyo doonka ah iyo xaqootiga waxaan siina talo, marka ee cusub yihin, taas oo ah iney nala wadaagaan xogtooda,  ama hadey tahay in lasoo diiday qaxootinimo, si an uga caawino ku celis qoraal ah.

SIDA AN USHAQEENO  FAHAM

CAP  Waxey kaa caawin gartaa wax yaabaha hoos ku qoran:

  • Talo wadaag in an usameeno dadka magan galyo donka ah ama diidmo qaxootinimo lasiiyay, ama hadaa rabto in kiiskaga dhib ad ufurto, ayado waliba an ufirino sida logala daran yahay hadey macquul tahay.
  • Waxaan kalo tix galin siina dadka magan galyo donka ama qaxootiga horey usoo maray dhiibatoyin la xariira xabsi ama fara xumeen iyo saxariirin, xorna an u eheen wuxu rabo inu noqdo.
  • Marka ku cusb tahay wadangaan Thailand(Taylan) ad tahay qof magan galyo doon waxaan ku siin doona talo wadaag ku saabsan ku noolaashaha wadangaan.

 

CAP  Shaqaalaheeda wa inyar kiisaaska dadkana wa nagu badanyihin marka sidaas awgeed aya keenta mararka qaar iney noo surta galin shaqaalaha yar awgeed.

Ma sameen garno ama awood uma lihin inaa caafimaad ama dhaqaalo.

TALO WADAAG NAGA CODSO

CAP  Waxan la kulmi karnaa oo kaliya dadka an balanta la leenahay, fadhlan is diiwan gali marka hore kadibna waan kusoo wici doona.

Malmaha is diiwan galinta wa isniin ila jimcaha saacada wa 9:00AM subaxnimo ilaa 5:00PM galabnimo.
Taleefonka (+66)021-160-405, (+66)021-160-406, (+66)086-398-1016
Email: info@capthailand.org

Hadaa turjubaan ubahaantahay fadhlan ku qor hoos luuqada ad ku hadasho si an ufahamno, waa lagu soo wici doona.